Xasan Sheekh oo Su’aalo ka keenay sababta dib loogu dhigey dacwada badda

Waxaa markii labaad dib loo dhigay kiiska dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya u dhaxeysa ee taala maxkamada caalamiga ah ee ICJ, waxaana dib u dhigistaasi keentay in su’aalo badan la iska weediiyo sababta xiligan keentay. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka su’aalo ka keenay sababta mar kale … Continue reading Xasan Sheekh oo Su’aalo ka keenay sababta dib loogu dhigey dacwada badda